Sep
30
Waxaa soo diray:
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ayaa waxaa uu ka hadlay qilaafka ka taagan Magaalada Kismaayo isagoo sheegay in taasi ay dadka soo xasuusinayo qabaa’ilkii sanad ka hor ka jiray magaaladaasi isagoo sheegay in hadii la garab siin waayo maamulka halkaasi shareecada islaamka ku dabaqaya in loo noqonayo meeshii ay shalay joogtay sida uu hadalka u dhigay
Waxaa uu tiriyay Afhayeenka Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab sida inta ay la egyihiin raga maamuladaasi u talinaya iyo xilalka look ala magacaabay waxaana ay kala yihiin sidaan hoos ku qoaran.
Maamulka Guud ee ay hoostagaan degmooyinka jubooyinka
1.Waaliga Walaalayada Islaamiga ee Jubooyinka :-Sheekh Abuu Bakar Al Saylici
2. Kuxigeenka W/Walaayada Islaamiga ee jubooyinka:-Sheekh Xuseen Cabdi Geedi
3.Taliyaha Xisbada Guud ee Walaayada Jubooyinka:-Sheekh Aadan Salaad C/raxmaan.
4.Taliye Ku Xigeenka Xisbada Walalayada jubooyinka:-Sheekh Ciise Sheekh Max’uud.
5.Masuulka Dacwada Walaayada gobolada Jubooyinka:-Sheekh C/raxmaan M.Nuur
6.Ku xigeenka Masuulka Dacwada Jubooyinka:- Sheekh c/naasir Yuusuf Cabdule
7.Masuulka Maaliyadda Walaayada Islaamiga ee jubooyinka:-Cabdi Wali aadan Max’ed
8.Ku xigeenka Maaliyadda ee Maamulka Jubooyinka:-Yuusuf Saciid Tooxin
9.Masuulka Warfaafinta ee Walaalayada Jubooyinka:-Sheekh Xasan Yacquub Cali
10.Ku xigeenka Madaxa Warfaafinta ee Jubooyinka:-C/Fitaax Ibraahim Cali
11.Masuulka Hormarinta Walaayada Jubooyinka:- Sheekh Farxaan Daahir Warsame
12.Ku xigeenka Masuulka Hormarinta Jubooyinka:-Sheekh C/raxiin Cali Muudeey
13.Masuulka diiwaanka Sakada ee gobolada Jubooyinka:-Sheekh Fu’aad Sheekh Axmed.
Masuuliyiintii loo magacaabay Magaalada Kismaayo
1.
Gudoomiyaha degmada Kismaayo:-Ugaas Max’ed Ugaas Cabdule
2.
Taliyaha Ciidanka Xisbada ee Kismaayo:-Sheekh C/raxmaan Cali Axmed
3.
Taliye ku xigeenka Xisbada Kismaayo:-C/raxmaan Wacdi Barre (Carab)
4.
Masuulka Dacwada ee Maamulka Kismaayo:-Sheekh Ibraahim C/raxmaan
5.
Masuulka Garsoorka degmada Kismaayo;-Sheekh C/raxmaan Xuseen Jarato
Gabayo cusub: