Jun
18

Dabadhilifka Ethopia Cumar Xaashi Iyo Cabdikariim Laqanyo Oo Lagu Dilay Baladweyne

Waxaa soo diray:



Abaare 11:14 Daqiiqo Saacada geeska Afrika ayaa waxa qarax xoog leh laga maqlay magaalada Baladweyne ee xurunta gobolka Hiiraan, qaraxa oo aha mid u fuliyey Mujaahid dhalinyaro ah oo ka tirsan Mujaahidiinta Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin, kuwas oo qaraxa la beegsaday Goob aay ku shirsanaayeen Cumar Xaashi Aaden Iyo Kooxo Dabodhilif ah oo kale Iyo Saraakiil Ka Socota Gaalada Ethiopia

Intaa la ogyahay ilaa hada waxa halkaasi ku halaagsamay in ka badan 50 isagu jira Dabodhilifkii Ashahado la dirirka aha iyo waliba Saraakiil Ethiopia ah,iyo Wasiirka Amanika Dowlada dabadhilfka Ah Cumar Xaashi Aadan iyo cabdikariim laqanyo

Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» Alqimmah
»» Allpuntland
»» Bbcsomali
»» Voasomali
»» Hiraan
»» Daarulcilmi
»» calanka News
»» Halgan.net
»» Hillaac.net