Jun
16
Waxaa soo diray:
Degaanka Galgalato oo ku yaala Duleedka Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd waxa la wareegya ciidanka Mujaahidiinta Xarakatul Shababail Mujaahidiin
Afhayeenka Halyeeyada Mujaahidiinta Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin Sheeykh Cali Maxamud Raage Xafidahullaah oo goor dhoweyd Warbaahinta muqdisho u waramayey ayaa sheegay in mujaahidiintu weerar ku qadeen fariisimo aay ku sugnayeen Ciidanka Mooryaanta Ashahado la dirirka ah aay ku sugnayeen, Halkaasi oo lagu dhibaateyn jiray Dadka shacabka ah
Sidoo kale sheeykha ayaa sheegay in sidoo kale Mujaahidiintu kala wareegeen cadowga illaahay Hub iyo waliba gawaari aad u fara badan oo ka mid aha hubkii aay ummada masakiinta ah ee degaanka ugu xoog sheegan jireen ayna ku dhibaateyn jiren xili kasta
Sheeykha Cali Maxamud Allaah ha dhowre ayaa sheegay in kooxda Mooryaanta ah ee Shariif Axmed ay shacaka degaanka ku hayeen dhib badan
Gabayo cusub: